Wacanaa adiga oo caafimaad ku waabariistay

Wacanaa adiga oo caafimaad ku waabariistay, ogna ilaahay fadliga uu kugu manaystay kuna ducaysanaya ” Ilaahay baa Mahad iska leh, caafimaad qab igu toosiyey i waafajiyeyna Xuskiisa”