Skip to content
  • info@sheekhdirir.com
CONTACT US
  • CONTACT US

Sheekh Dirir

www.sheekhdirir.com

  • HOYGA
  • WAA KUMA
  • MAQAL
    • TAFSIIR
    • AXKAAMTA SOONKA
    • AXKAAMTA XAJKA
    • SUÁALO IYO JAWAABO
    • KHUDBADO
    • MUXAADARO
    • KALMADA TARAAWIIXDA
  • DAAWASHO
    • TAFSIIR
    • AXKAAMTA SOONKA
    • AXKAAMTA XAJKA
    • SUÁALO IYO JAWAABO
    • KHUDBADO
    • MUXAADARO
    • KALMADA TARAAWIIXDA
  • FARIIMO
  • SAWIRO

Category: FARIIMO

FARIIMO

Bulshooy, haku mashquulin wax kaa fogaynaya Ilaahay

Sat 27 Ramadan 1440AH 1-6-2019AD admin2018

Bulshooy, haku mashquulin wax kaa fogaynaya Ilaahay, ma ogid inaad Ramadaanta dambe aad gaadhi doonto iyo in kale! wakhtigaaga ilaali oo adkee akhriska Qur’aanka, tuko Salaadda Taraawiixda, Fadhiga ka kac oo khayrka u ban bax.

FARIIMO

Wacanaa adiga oo caafimaad ku waabariistay

Sat 27 Ramadan 1440AH 1-6-2019AD admin2018

Wacanaa adiga oo caafimaad ku waabariistay, ogna ilaahay fadliga uu kugu manaystay kuna ducaysanaya ” Ilaahay baa Mahad iska leh, caafimaad qab igu toosiyey i waafajiyeyna Xuskiisa”

FARIIMO

U diyaar garowga Maalinta Jimcaha iyo fadliga ay leedahay wali wax ma iska waydiisay?

Sat 27 Ramadan 1440AH 1-6-2019AD admin2018

Oogista Salaadda Jimcaha, waa mid mihiim u ah qof waloo Muslim ah, waana waajib saaran in uu u diyaar garoobo Tagista Masjidka goor hore si Salaadda uu u soo tukado. Nabigu CSWS wuxu Yidhi” qofka isaga oo wahsanaya dhayalsada Sadex Read More …

FARIIMO

Hijri Calendar

Ramadan 1440
M T W T F S S
     
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  

Follow us on Facebook

Twitter