Bulshooy, haku mashquulin wax kaa fogaynaya Ilaahay

Bulshooy, haku mashquulin wax kaa fogaynaya Ilaahay, ma ogid inaad Ramadaanta dambe aad gaadhi doonto iyo in kale! wakhtigaaga ilaali oo adkee akhriska Qur’aanka, tuko Salaadda Taraawiixda, Fadhiga ka kac oo khayrka u ban bax.